Wararka

Siihayaha cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan oo xilka kula wareegayay

Muqdisho (SNTV) Munaasabadan uu xilka Kula Wareegayay Siihayaha Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Cusman Axmed Maxamed ayaa ka dhacday Gudaha Safaaradda Soomaaliya...

Doorashada Kursi kabanaan Golaha shacabka oo Hada Ka socota Magaalada Dhuusamareeb

  Waxaa magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Galmudug ka bilaabtay doorashada mid kamid ah kuraasta Baarlamaanka oo banaan, kaasi oo musharixiin ay ku tartamayaan. Kursiga loo tartamayo...

Britain oo dhaqaale ku bixineysa la dagaallanka Al-Shabaab

Dowladda Ingiriiska ayaa ballan qaadday inay dhaqaale gaarayo 7 Milyan oo Yuuro ku bixin doonto taakuleynta Ciidamada AMISOM, si ay sare ugu qaadaan dagaalka...

Warshada kutaala Koonfur Afrik oo dad ay ku geeriyoodeen

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhacay qarax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac,kaasi oo sida la sheegay ka dhashey dab ka kacay Warshada kutaala...

Hogaamiye kooxeed hore Congo oo laga mamnuucay murashax madaxweynenimo

  Hogaamiye kooxeedki hore ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo Jean-Pierre Bemba ayaa laga mamnuucay inuu ka qayb galo doorashada madaxtinimada ee dalkaasi dhawaan ka...

Ugu Akhris Badan