Wararka

Ololaha is-xilqaan oo si dar-dar leh uga socda Muqdisho

Muqdisho September 4 (SNTV):-Dowladda hoose ee Xamar ayaa howlo nadaafadeed ka billoowday Maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aaden Cadde International Airport. Agaasimaha waaxda nadaafadda Dowladda...

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Xiritaanka Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Muqdisho September 4 (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo...

Magaalada Cadaado oo Maanta uu ka furmay Carwada Bandhiga Buugaagta ee Cadaado Book fair

Magaalada  Cadaado ayaa waxaa maanta ka Furmay Carwada Bandhiga Buugaagta ee Cadaado Book fair. Bandhiga Carwada Buugaagta ee cadaado waxaa ku sugan Dadwayne farabadan oo...

Cabdullaahi Gaafoow oo Ku Guulaystay Kursigii Doorashada ee Golaha shacabka.

Cabdullaahi Gaafoow maxamuud ayaa ku guulaystay Doorashadii goor dhaweed lagu soo qaba gabeeyay magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Kurisgaan oo ahaa mid ka banaanaa...

Shirka Madaxda Afrika iyo Shiinaha oo Maanta lasoo gaba gabeynayo

Waxaa maanta lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha shirka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo...

Ugu Akhris Badan