Wararka

Ra’iisul Wasaara Khayre Oo dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Qorshaynta oo dib-U-dhis iyo dayactir Lagu Samaynayo

Muqdisho, September 09, 2018 --Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo lagu...

Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka oo imtixaan laga qaadayo

Muqdisho (SNTV)- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in la qaban doono imtixaan  guud oo laga qaadayo Saraakiisha Ciidanka...

Jardiinka Nambar Afar oo markale dib loogu celiyay dan guud

Muqdisho(SNTV):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay fuliyey qorshaha dib-u- soo celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Nambar Afar la banneeyey oo dhismihii laga burburiyey si...

Taliye K/Xigeenkii hore ee Nabad Sugidda oo laga dhigay dhammaan daroojinkii ciidan, lagana ruqseeyay Hay’adda

Muqdisho, Sebteembar 8, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay'adda Nabad Sugidda iyo...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay dadaallada lagu xoojinayo xasiloonida Gobolka

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo khadka taleefanka...

Ugu Akhris Badan