Wararka

Malaayihiin caruurta reer Yemen ah oo wajahaya macluul daran

Muqdisho September 19 (SNTV):-War ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan samafalka Caruurta ee Save The Children ayaa lagu sheegay in hal milyan...

Madaxweyne Waare oo sheegay in laga Heshiiyay Tabashooyinkii Hirshabeelle u qabtay Dowlada Dhexe

Muqdisho September 19 (SNTV):-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in laga heshiiyay Tabashooyinkii gaarka ahaa ee Hirshabeelle ay u qabtay Dowlada...

Kulan wadatashi ah oo ku saabsan siyaasadda arrimaha bulshada oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho September 19 (SNTV):-kulan   looga hadlayay Wadatashiga Siyaasada ilaalinta Bulshada ayaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana   ka qeyb galay wakiilo matalayey Wadamada deeq bixiyaasha...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo Kormeeray Xarunta Tababarada General Gordan ee Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo ay wehliso Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Marwo Aamina Siciid ayaa Kormeer ku Tagay...

Wafuudii Aqalka sare oo kulamo kaladuwan la yeeshey madaxda iyo bulshada maamul goboleedyada

Muqdisho (SNTV)- Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii loo xalin lahaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda...

Ugu Akhris Badan