Wararka

Guddigii golaha Aqalka sare uu u diray Galmudug oo la kulmay qaybaha kala duwan ee Bulshada

Muqdisho September 20 (SNTV):-Guddi ka kooban xubnaha Aqalka sare ee kasoo jeeda maamul Goboleedka Galmudug oo dhawaan gaaray Dhuusa-mareeb ayaa kulan la qaatay qaybaha...

Wafdi ka socda wasaaradda qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay wasiirka qorsheynta Dalka Qadar

Muqdisho September 20 (SNTV):-Wasiirka qorsheynta, horumarinta iyo Tirakoobka Dalka Qadar Dr, Salah Bin Mohamed, ayaa qaabilay wafdi ka socoda wasaaradda Qorsheynta ,maalgashiga iyo horumarinta...

Wasiirka waxbarashada Xukuumada Soomaaliya oo Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan hay’addaha deeq bixiyaasha

Muqdisho September 20 (SNTV):-Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya  mudane Cabdulahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kala duwan kula qaatay...

Ciidamada ammaanka oo Gacanta kusoo dhigay Laba xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho September 20 (SNTV):-Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Labo xubnood oo ka tirsanaa amniyaadka kooxda Al-Shabaab, xilli ay ku dhuumaalaysanayeen qaybo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirka dawladda Talyaaniga ee Soomaaliya iyo Saraakiil kale

Muqdisho September 20 (SNTV):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed  ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa Safiirka Dawladda Talyaaniga u Fadhiya Soomaliya...

Ugu Akhris Badan