Wararka

Ra’iisul wasaare Khayre iyo wafdigiisa oo xalay casho sharaf loogu sameyeey Garoowe

Muqdisho (SNTV);- Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay Hotelka AJJ PALACE ee Garowe Ra’iisul-wasaraha Dowladda...

R/Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo furay Kulan wadatashi ah oo looga hadlayo Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya.

29, JULY, 2018, Muqdisho (SNTV) R/Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed ayaa maanta furay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu saarayo hanaanka Doorashooyinka...

Robert Mugabe oo hadal layaab leh jeediyay xilli ay berri doorasho ka dhici doonto Zimbabwe

29, JULY, 2018, Muqdisho (SNTV) Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa qabtay shirjiraa'id oo uu kaga hadlayo Doorashooyinka guud ee lagu wado...

Falastiin Iyo Israaiil oo laga dhex wado dadaalo xabad joojin

Isku duwaha wada hadalada  Nabadeed ee Qaramada Midoobay  ay u xilsaartay Arimaha Barig Dhexe  ayaa Mudooyinkaan falastiiniyiinta iyo israel  ka dhexe waday wada hadalo ...

Soomaaliya oo safaarad ku yeelanaysa Eritrea.

Madaxwaynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Eritrea ayaa kulan la yeeshay madaxwaynaya dalkaas Isaias Afwerki, waxaana ay...

Ugu Akhris Badan