Wararka

Wasiirka Ganacsiga oo la kulmay Guddiga dhaqaalaha ee aqalka sare

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ku aadan horumarka ganacsiga dalka siiyey Guddiga dhaqaalaha, Maaliyada iyo Ganacsiga ee...

Wasiirka Caddaalada XFS oo soo xiray tabbabar ku saabsan ilaalinta xaquuqda carruurta

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Caddaalada ee Xukuumadda FS ayaa galabta soo xiray tabbabar ku saabsan sare u qaadista ilaalinta xaquuqda carruurta. Tababarka oo socday labo maalin...

Dowladda oo si gaar ah u ilaalineysa Xuquuqda Naaafada

Muqdisho (SNTV)- Dawladda Federaalka Somaaliya ayaa waxay saxiixday qaraarka Qarammada Midoobay ee lagu ilaalinayo islamarkaasna kor loogu qaadayo xuquuqda dadka Naafada ah. Wasiirka Wasaaradda Haweenka...

Ra’isul wasaare Kheyre oo booqday xarumaha waxbarasho ee dowladda

Muqdisho(SNTV) –Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeray dugsiga sare ee Jabuuti oo kamid ah iskuulladii dhawaan ay dawladdu la...

Bahda Waxbarashada oo soo Dhaweysay Barnaamijka Dowlada kula wareegeyso Iskuulada waaweyn

Muqdisho (SNTV) Aqoonyahanada iyo Ardayda Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay Talaabada ay Dowlada Soomaaliya kula wareegeyso Qaar ka mid ah Iskuulada waa weyn Dalka. Mid ka mida...

Ugu Akhris Badan