Wararka

Qaramada Midoobay oo ku eedeysay Kuuriyada Waqooyi inay sameysaneyso hubka Nuclear-ka

New York 4 August 2018 (SNTV):-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay dowladda Kuuriyada Waqooyi inaysan joojinin sameysashada barnaamijyadeeda la xiriira Nukliyeerka, gantaalada...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in maxkamad la horgeyn doono wasiir ku xigeen Arrimaha Dibedda(DAAWO)

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa sheegay in 4-tii April ee sannadkaan uu Gal-dacwaddeed ka dhan wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda...

 Haweeney Al-shabaaabnimo loo xukumay.

Muqdisho (SNTV)- Basra Maxamed Cali Warsame  ayaa 21/05, ee sanadkan   ciidamada amniga ka soo qabteen xaafadda Suuqa-xoolaha ee degmada Hilwaa, waxayna xilligaas ciidamada maniga...

Qalalaase iyo rabshado ka dhacay magaalada jigjiga

Muqdisho 4ta AUgust 2018 (SNTV);-bannaanbaxyo rabshado wato iyo xaalad kacsanaan ayaa lagasoo sheegayaa magaalada jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka somalida ee Ehiopia. rabshada ayaa la...

indhashareerka oo laga mamnuucay Denmark

Sabti 4ta August 2018 (SNTV):-Haween Muslimad ah oo 28 jir ah ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay oo lagu qaado sharcigii dowladda Denmark ee ay...

Ugu Akhris Badan