Wararka

Wasiirka Ganacsiga xukuumada soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka turkiga

Istanbul (SNTV)–Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee XFS Maxamed Xayir Maareeye oo ka qaybgelaya shirweynaha Africa/Turkish Business Forum ayaa la kulmay Wasiirka Ganacsiga ee Dalka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga

Riyadh(SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa la kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-galaysa Shirka labaad ee Afrika iyo Turkiga

Istanbul (SONNA)–Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee XFS Maxamed Xayir Maareeye oo ka qaybgelaya shirweynaha Africa/Turkish Business Forum ayaa la kulmay Wasiirka Ganacsiga ee Dalka...

SAWIRRO.Xildhibaano dhiiri gelin ugu tagey dad iskood ula dagaalamay Shabaab.

Dhowr mudane oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa booqasho dhiirigelin ah ku tagey islamarkaana deeq raashin ah gaarsiiyay dadka deegaanka Guullane oo si iskood ah...

Deeq loo qeybiyay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Muqdisho.

in kabadan 130 ruux oo ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka faa,iideystay deeq isugu jirta...

Ugu Akhris Badan