Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo arrimo iskaashiga la xiriira kala hadlay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar...

Madaxweyne Farmaajo oo garsooreyaasha ugu baaqay in ay ka qayb qaataan sarreynta caddaaladda

Muqdisho, Oktoobar 25, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay xarumaha Maxkamadda Sare, Racfaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Culimada Soomaaliyeed oo baaq kasoo saartay dagaalka ka socda Gobolka Sool

Muqdisho (SNTV)- Hay’adaha Culimada Soomaaliyeed oo ka kooban Majmaca Culimada iyo hay’adda Culimada iyo Golaha guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta bayaan kasoo saaray...

Siminaar laxiriira Hormarinta xirfadddah Gabdhaha ka shaqeeya Warbaahinta oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Ururka u dooda Xaquuqda Haweenka Saxafiyiinta  Soomaaliyeed ee (SOWJRA} Somali  women Joournalist’s rights Association ayaa dood la xariirta sida kor loogu qaadi...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay dabaal degga Dhaqan ee Carabta iyo Shiinaha

Shiinaha(SNTV) Dabaaldeggii afaraad ee Wasaaradaha Dhaqanka dalalka Carabta iyo Shiinaha, ayaa ka socda dalka Shiinaha magaalooyinkiisa Beijing iyo Chengdu. Soomaaliya, waxaa uga qeybgalaya wafdi uu hoggaaminayo...

Ugu Akhris Badan