Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Turkiga kula kulmay Madaxda Xisbiga AK Party

Ankara (SNTV) Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo sugan Dalka Turkiga ayaa halkaas kulan kula qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga AK...

Xukunka Askari isku darsaday dhac iyo ka bixid aag dagaal

Muqdisho (SNTV)- Xukun Xasan Abshir ayaa ka so baxay si dhuumaaleysi ah  aagga dhanaane ee gobalka shabeelaha Hoose. Ujeedada qarsoon ee kasoo tagista goobtiisa shaqo...

Magaalada Mandheera Kenya oo marti gelineysa Todobaadka dhaqanka Soomaalida

Mandheera-Kenya-(SNTV)-Waxaa Magaalada Mandheera ee Waqooyi bari Dalka Kenya ka soconeysa qabanqaabadii ugu dambeysan eek u aaddan bandhigga Toddobaadka dhaqanka Soomaalida oo halkaasi ka dhici...

Ciidanka Xoogga Dalka oo soo saaray Miinooyin ay Al-shabaab ku aaseen Waddada isku xirta Dhanaane iyo Jilib-marko

Muqdisho-(SNTV)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Maalmihii Dambe Howlgallo qorsheysan ka waday degaanno ka mid ah Shabeellada hoose ayaa waxay ku guuleysteen in ay soo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Wasiirrada Ku Amray Dhamaystirka Qorsha Hawleedka Sanadka 2018

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo guddoomiyay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda in kahor...

Ugu Akhris Badan