Wararka

Mareykanka oo faah faahin ka bixiyay duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab

Muqdisho December 6 (SNTV):-War ka soo baxay taliska ciidamada Militariga Mareykanka ee Africom ayaa looga hadlay howlgalkii ugu dambeeyay oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka...

Kenyatta oo ka guddoomay warqadaha aqoonsiga safiirka cusub ee Soomaaliya

Nairobi (SNTV)-Madaxweynaha Dawladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimmo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya Mudane Maxamuud Axmed...

Maraykanka oo Xoojinaya Xiriirka Dibolomaasiyadda ee Soomaaliya

Muqdisho, December 5, 2018 (SNTV)-Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay xoojineyso xiriirka diiblamaasi,isla markaana ay dardargalineyso howlaha safaaradeed ee ay ku leedahay dalka...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

Muqdisho Arbaco, 05, December 2018 (SNTV)-Kulanka guud ee Golaha Shacabka ayaa ku qotomay Ajende kusaabsan Akhrinta sedaxaad ee Hidise Sharciyeedka Mashruuca Liilitirka ama xeerka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Kooxda Kubadda Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Australia

Muqdisho Arbaco, 05, December 2018 (SNTV)-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yarisow oo weheliso Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Marwo Khadiijo...

Ugu Akhris Badan