Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo abaalmarin u ballan qaaday Degmadii ku guuleysata soo celinta bilicda Caasimadda +Sawirro

Muqdisho-(SNTV)-Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Xamarweyne iyo qeybaha Bulshada ayaa si wada jir ah u billaabay olole nadaafadeed oo qeyb ka ah bilic soo celinta Caasimadda...

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo masuuliyiin kale oo kismaayo u Ambabaxay

Muqdisho December 6 (SNTV):-Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa goor dhow ka anababaxay Garoonka Caalamiga ah ee Aaden Cabdulle,  asagoo...

Wasiirka Waxbarshada Soomaaliya oo booqday Madbacadda Buugaagta Magaalada Qaahira +Sawirro

Qaahira-(SNTV)-Wasiirka waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, oo booqasho ku jooga Dalka Masar, ayaa tagay Madbacadda Buugaagta Magaalada Qaahira, isagoo halkaasi kula kulmay Madaxa Madbacadda...

Hoolka dacwadda maxkamadaha oo loo dhisay qaabka hoolalka dacwadaha Caalamka.

Muqdisho (SNTV)- Tan iyo Markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee  Soomaaliya  uu ku dhawaaqay Ololaha is Xilqaan ayaa waxaa sii kor dhayay Xarumaha...

Guddoomiye Eng. Yarisow “Waa in wadajir loogu istaagaa horumarinta Caasimadda

Muqdisho December 6 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad looga hadlayay daadajinta adeegyada...

Ugu Akhris Badan