Wararka

Madaxweynaha Suudaan oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Soomaaliya

Kahrtoum (SNTV) Madaxweynaha Dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Al-bashiir ayaa maanta oo Isniin ah Warqadaha Aqoonsiga Danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u...

Guddoomiye ku-xigeenka M/Mulka G/Banaadir oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

Muqdisho (SNTV):Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa uga qeyb galaya magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska Shirka Maayarada...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, Boostada iyo Khayraadka Biyaha

Muqdisho (SNTV):Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha warfaafinta, boostada iyo khayraadka biyaha. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Akhrintii koowaad marsiiyay Hindisaha wax ka bedelka sharciga Hanti-Dhowraha

Muqdisho (SNTV) Ajendaha kulanka guud ee golaha shacabka ee maanta waxa uu ahaa Akhrinta labaad ee wax ka bedelka Hindise Sharciyeedka Hanti dhowraha oo...

Howlo Nadiifin iyo Laami Dhaqis ah oo ka bilowday Muqdisho

Muqdisho  (SNTV) Shirkadda Nadaafadda Gobalka Banaadir ee ECCO ayaa xalay Magaalada Muqdisho ka fulisay Barnaamij cusub oo Nadiifin ah kaasoo lagu soo saarayo Quruxda Caasimadda...

Ugu Akhris Badan