Wararka

Madaxda dalka oo ka qeyb galay aas loo sameeyay shuhadadii shalay

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ka qayb galay Tukashada Salaad Jinaaza ah iyo aas Qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Taliyihii iyo abaan duulihii...

Bahda Garsoorka Ciidanka oo tacsi u diray Shuhadadii ku baxday gacanta Arga-gixisada…

Muqdisho (SNTV)- Allaha u naxariistee Janaraal, Cumar Aaden Dhubbad, (Cumar dheere) oo ahaa Taliyihii qeybta 12-ka April ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, Abaandulahii qeybtaas...

Ciidanka ammaanka Soomaaliya oo Gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)-Ciidanka nabad-sugidda iyo sir-doonka Qaranka Soomaaliyeed NISA, ayaa Gacanta kusoo dhigay Laba xubnood oo ka tirsan Kooxda nabad-diidka ee Al-Shabaab, ka dib howl-gallo qorsheysan...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo kulamo la qaatay Madaxda maamulka Jubbaland+Sawirro

Kismaayo-(SNTV)-Guddoomiya Aqalka sare ee Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi, oo shalay gaaray Magaalada Kismaayo ayaa Xalay kulamo la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo ka tacsiyeeyay Saraakiil iyo Askar ku shahiidday qarax ka dhacay meel u dhow degaanka Dhanaane

Muqdisho (SNTV):-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud, Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa tacsi u diray dhammaan Qoysaska iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ay ka shahiideen Saraakiil iyo...

Ugu Akhris Badan