Wararka

10dacembar oo ku asteeysan maalinta caalamigah ee la xuso xuquuqda aadanaha

Xuska maalinta caalamigah ee xuquuqda aadanah  ayaa ah mid loogu wacyi galinayo bulshada ilaalinta  iyo dhowrista  xuquuqda aadanah iyo in la joojiyo  xadgudubayada ka...

Diblomaasiyiin ka tirsan wasaaradda  Arrimaha Dibadda soomaaliya oo tababar uga furmay dalka Qatar

Toban Diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa tababar uga furamay dalka qatar ,tababarkan  ayaa waxaa sare loogu qadayay aqoonta...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya David...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo faray Guddiga Maaliyadda Golaha in ay Shaqadooda sii wataan

Muqdisho (SNTV):-Guddoomiya Golaha Shacabka BFS mudane Maxamed Mursal sheekh C/raxmaam ayaa faray Guddiga Maaliyada, Miisaaniyada, Qorsheynta Iyo La Xisaabtanka Hay’adaha Dowlada in ay Shaqadooda...

Dekadda Muqdisho oo qalab casri ah oo lagu horumarinayo lagu soo kordhiyay

Muqdisho (SNTV):- Shirkada Albeyrak ee Gacanta ku heysa Maamulka dekadda Muqdisho  ayaa soo bandhigtay qalab casri ah, kaasi oo waxbadan ka tari doona socdaalka...

Ugu Akhris Badan