Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo Heshiis is-afgarad ah la saxiixday Maxkamadda Dastuuriga ah ee Dalka Turkiga

Muqdisho (SNTV)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare Ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa  maanta heshiis is-afgarad ah la saxiixday Maxkamadda Dastuuriga ah ee Dalka Turkiga. Heshiiskaan oo...

Sooyaalka madaxweynaha la doortay ee Koofur Galbeed Soomaaliya

Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) Wuxuu ku dhashay degmada Baydhabo sanadkii 1968kii. Waxbarashadiisa dugsi hoose dhexe wuxuu kusoo qaatay degmooyinka Baydhabo iyo Luuq, dugsi sare...

Mareykanka oo ku dhawaaqay kaalmo cusub oo Soomaaliya lagu taageeri doono

Labadii bishan ayaa dowladda Mareykanka si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale Hey'adda kaalamada dibadda ee Mareykanka USAID...

Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Ka qeyb galay shirka caalamiga ah ee dhalinyarada baarlamaanada Adduunka

Waxaa lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Baku ee caasimadda dalka, Azerbaijan shirka 5aad ee Xildhibaanadda Adduunka (Fifth Global Conference of Young Parliamenterians). Shirkan waxaa si...

Wasaaradda Amniga XFS oo shaqo joojin ku sameysay Shirkadda Sahan Research

Muqdisho SNTV:-War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba shaqada laga joojiyay, isla...

Ugu Akhris Badan