Wararka

Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

Dooxa (SNTV):-Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku kala saxiixday shan heshiis iyo Sedex is-afgarad oo khuseeya arrimha maalgashiga, ganacsiga iyo kobcinta dhaqaalaha. Guddi farsamo...

Saraakiil ka tirsan CXDS oo kormeeray Kuliyadda Jaalle Siyaad oo dib u dayactir lagu sameynayo

Muqdisho (SNTV)- Madaxa Hoggaanka howl-gelinta Taliska Ciidanka Xoogga dalka iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta kormeer Indho-indheen ah ku tagay Kuliyadda Tababarka Ciidanka ee...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Kormeeray Garoonka Diyaarada Muqdisho

Muqdisho (SNTV):Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta kormeeray shaqooyinka ka socda garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle...

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki

Muqdisho(SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias...

Madaxweynaha JFS oo dhiggiisa Eretrea kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)- Madaxweynaha Dalka Eretrea, Issias Efowerki iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow kasoo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, isagoo halkaasi ay kusoo...

Ugu Akhris Badan