Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey Ansixinta Sharciga Dhismaha Hay’adda Dadka Naafada Ah.

Muqdisho (SNTV)- Diseembar 12, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ansixinta Sharciga Dhismaha Hay’adda...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Booqasho rasmi ah ku gaaray Dalka Qatar “Sawirro”

Dooxa (SNTV)- Arbaco, Deseembar 12, 2018 –
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Qatar oo...

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo heshiis lagu horumarinayo Beeraha Soomaaliya la saxiixatay Dawladda Talyaaniga iyo Hay’adda FAO “Sawirro”

Muqdisho (SNTV)- Waxaa maanta heshiis ku wada saxiixday Magaalada Muqdisho Wasiirka Beeraha & Waraabka XFS Mudane Saciid Xuseen Ciid, Safiirka Dowlada Talyaaniga Danjire Carlo...

Qiimaynta cunnada la cuno oo dood laga yeeshay-(Sawirro)

Muqdisho-(SNTV)-Barnamijka dar-dar gelinta Cunada la cuno ee caafimadka iyo korimaha leh ee Soomaaliya( Scaling up Nutrition, SUN) ayaa todobaadkan ku qabtay doodo la xiriira...

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga

Riyadh-(SNTV)-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Mudane, Axmed Ciise Cawed, ayaa Maanta oo Arbaca ah kulan kula qaatay Caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh, Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya,...

Ugu Akhris Badan