Saciid Cabdulaahi Dani oo loo Doortay Madaxweynaha cusub ee Puntland

Date:

Doorashada xilka madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntlandย  oo ay ku tartamayeen 21 musharax ayaa wareega koobaad ee doorashada waxaa hogaaminaya Musharaxiinta kala ahaa Saciid Cabdulaahi Deniย  oo helay 20-cod iyo ย Jeneraal Asad Cismaan oo isna helay 17 cod , sidoo kale Faarax Cali Shire oo helay 9-cod.wareegi koobaad ee doorashadda madaxweynaha ย maamulka Puntlanad waxanna wareega koobaad ku haray 18 musharax oo ka tirsana tartamayaasha .

Waxaa loo gudbayย  wareega labaad ee doorashada waxaa hogaaminayay Jeneraal Asad Cismaan oo helay 30-cod, waxaana kusoo xigay Siciid Cabdullahi Deni oo helay 29-cod halka Musharaxa saddexaad ee Faarax Cali Shire ayaa ku haray wareega labaad ee doorashada .

Wareegi ugu danbeyay waxaa islaa soo garaya Jerenaal Asad Cismaan ย iyo Siciid Cabdullaahi Deni tartan dheer kaย  dibย  ayaa xilidhibaanada Baarlamaankaย  Maamulka Puntlanda ayaa si rasmiya waxay u doorteen Madaxweynaha shanta sanno ee soo socotaha hogaamin doonna Puntland waxaa loo doortay madaxweynaha cusub ee puntland Siciid Cabdullaahi Deni .

Waxaa uuย  helay codad gaaraya ku dhawaad 35 cod,halkaย  masharaxaย  Asad Cismaanย  Cabdullaahi uu helay 31 cod codadkii laa tiriyay ee wareega sadexadd.

Guddoomiyaha Baarlamaankaย  Puntlandย  Cabdi xakiin Maxameed Axmed Dhoobo ayaa ku dhawaaqayย  Madaxweynahaย  cusub eeย  Maamulka Puntland oo loo doortay Siciid Cabdullaahi Deni.

Sidoo kale waxaa goordhow bilaaban doona Doorashada Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ay ku tartamayaan 11-Musharax.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...