Wararka

Mareykanka oo ku dhawaaqay kaalmo cusub oo Soomaaliya lagu taageeri doono

Labadii bishan ayaa dowladda Mareykanka si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale Hey'adda kaalamada dibadda ee Mareykanka USAID...

Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Ka qeyb galay shirka caalamiga ah ee dhalinyarada baarlamaanada Adduunka

Waxaa lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Baku ee caasimadda dalka, Azerbaijan shirka 5aad ee Xildhibaanadda Adduunka (Fifth Global Conference of Young Parliamenterians). Shirkan waxaa si...

Wasaaradda Amniga XFS oo shaqo joojin ku sameysay Shirkadda Sahan Research

Muqdisho SNTV:-War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba shaqada laga joojiyay, isla...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Ra’iisul wasaaraha XFS oo Caawa Kulmay

Muqdisho SNTV:-Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre oo Caawa Kulan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo La Kulmay Madaxwaynahay Jabuuti+Sawirro

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Djibouti kula kulmay madaxwaynaha dalka aan walaalaha nahay ee Djibouti, Ismaaciil...

Ugu Akhris Badan