Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Loo Sameeyay Kooxda Kubbadda Cagta Som United

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf ay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha dalku u...

Seminaar ku saabsan sida Dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan Doorashada 2020-ka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SNTV) Seminaarkan lagu baranayay Wacyi galin ku saabsan Doorka Dhalinyarada ,Haweenka  iyo Dadka Laga tira Badanyahay ay ugu Qeyb qaadan karaan Arrimaha Doorashooyinka ee...

Madaxweyne Waare“Dagaal Beeleedyada Hiiraan Iyo Galgaduud Ka Soo Cusboonaaday Waxay Taageero U Yihiin argagaxisada”.

Hirshabeele (SNTV) Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ka soo cusboonaaday Deegaanno Hoos Yimaada Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan inay...

Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib-u-habeyn loogu sameeyay Guddiga Maaliyadda Golaha

Muqdisho (SNTV):-Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nuqul kamid ah soo gaaray SONNA ayey Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu...

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo Kulan Muqdisho ku Yeeshay

Muqdisho (SNTV)-Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee baarlamanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xaruntooda magaaladda Muqdisho. Guddiga ayaa war bixin ku aadan...

Ugu Akhris Badan