Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La kulmay Xildhibaan Pekka Haavisto

Muqdisho (SNTV):- —Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kha yre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Pekka Haavisto oo ka tirsan baarlamaanka Finland,...

Shir ku saabsan siyaasadda iyo sharciga waraabka Qaranka oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho(SNTV) Shirkan looga hadlayay la tashiga Siyaasadda iyo Sharciga Waraabka Soomaaliya oo ay hormuud ka tahay wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho,kaas...

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka qorsheynta oo ka wada hadlay qorshaha Horumarinta Qaranka

Muqdisho-(SNTV)-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Qorsheynt Xakuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed...

Ciidamada Kenya oo Soomaaliya ku dilay 7 Al-Shabaab ah

Nairobi-(SNTV)-Ciidamada difaaca Dalka Kenya ayaa sheegay in ay dileen 7-ka mid ah kooxda Al-Sabaab, isla markaana ay dhaawaceen tiro kale, ka dib howl-gal ay...

sii ahayaha wasiirka Tamarta oo kulan laqatay ganacsato kasoo jeedah dalka Qatar

Sii hayaha xilka wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo maanta wefdi ganacsato reer Qatar ah kula kulmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ka wada...

Ugu Akhris Badan