Wararka

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud oo si rasmi maanta Xilkaasi ula wareegay

Muqdisho (SNTV)-Xafladaan oo Xilalka ay kula kale Wareegayeen Wasiirkii hore ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Maxamed...

Shaqaalaha Wasaaradda arrimaha dibedda oo ka qayb qaatay ololaha Is-xilqaan

Muqdisho-(SNTV)-In ka badan 180 shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ka qeybgalay wejiga Labaad ee mashruuca “Is-xilqaan” ee  dib...

10 argagixisada Alshabaab ka tirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Bay

2-dii Bishan January, 10 ka tirsan maleeshiyada argagixisda Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ay iska kaashadeen dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka dhacday...

Guddiga Doorashada Ee guddoonka Baarlamaanka Puntland oo la magacaabay.

Garowe (SNTV) -Guddoomiyaha Ku-meel gaarka ah ee Golaha Wakiilada Dawlad goboleedka Puntland Mudane Yaasiin Xuseen Xaaji Jaamac ayaa magacaabay Guddigii ka shaqeyn lahaa qabsoomida...

Wasiirka Arrimaha dibadda: “Laguma deg degin go’aanka aan ka qaadanay Haysom

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Soomaaliya uu baal maray...

Ugu Akhris Badan