Wararka

R/wasaare Khayre oo xalay Casho sharaf u sameeyey wafdigii Turkiga ka socda

Muqdisho November 8 (SNTV):-Mudane Xasan Cali Khayre raii’sul wasaaraha Jamhuuriyadda Sooomaaliya ayaa xalay kulan Casho sharaf soo dhaweyn ah u sameeyey wafdigii ka socday...

Madaxweyne Farmaajo oo Berrito u safraya Dalka Itoobiya

Muqdisho November 8 (SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa inuu Berrito oo jimaca ah u ambabaxo Magaalada Gondar, Gobolka...

Shariif Xasan Sh Aadan oo iska casilay madaxweynimada Koofur Galbeed

Madaxweynihii maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan, ayaa is casilay. Shir saxaafadeed lagu qabtay Baydhabo oo uu goobjoog ka ahaa wasiirka arrimaha...

Xukuumadda oo cambaareysay dilkii dad rayid ah loogu geysatay Huriwaa

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra'iisalwasaaraha xukuumada federaalka ah ee soomaaliya ayaa lagu cambaareyey dhacdadii dadka rayidka ah ay kudhinteen ee dhawaan ee maalin ka...

Guddoomiye Yariisow oo Taliska AMISOM kala hadlay dadkii rayidka ahaa ee lagu dilay Muqdisho

Muqdisho November 7 (SNTV):-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Dua Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa Taliyaha AMISOM kala hadlay Dhacdo dad rayid ah lagu...

Ugu Akhris Badan