Wararka


Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Keating oo soo dhoweeyay heshiiskii ay saxiixdeen Gaas iyo Xaaf

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u jooga Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhoweeyay Heshiiskii Magaalada Cadaado ay dhawaan kula saxiixdeen...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo isu soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka.

Horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Hiiraan. Janaraale Axmed Maxamed Tareedishe oo ah Taliyaha...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Degmada Dhahar oo wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka u gudbtay caawa

Habeenkii shannaad tartan Cilmiyeedka degmooyinka gobollada ee Warbaahinta Qaranka, isla markaana u taabagelinayo maamulka gobolka Banaadir, waxaa ku tartamay caawa degmooyinka Dhahar oo ka...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Dhismaha cusub ee Jaamacadda Galgaduud oo xariga laga jaray

Munaasabad xariga looga jarayay Dhismaha Cusub ee Jaamacada Galgaduud University Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiru dowlada Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliin...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo la kulmay Guddiga Arrimaha Badda.

Muqdisho, 2017-05-31.....Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalkaah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda...

Ugu Akhris Badan