Wararka

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay Shirka Maayarada Dalalka Islaamka oo Jabuuti ka furmay

Jabuuti (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb-galay Shirka Maayarada Magaalooyinka dalalka Islaamka oo sanadkan lagu...

Madaxweyne Farmaajo oo faray Taliyeyaasha Ciidamada iney la yimaadaan Warbixin Dhameystiran oo ku aadan Amniga iyo Qaraxyadii Jimcihii+Sawirro

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Taliyeyaasha ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Mudane Maxamed...

Dr Cabdinaasir oo u adeegayey Bulshada waxa uu ku baxay Gacanta Al-shabaab

Muqdisho (SNTV) Dr. Cabdinaasir Xasan Faarax wuxuu ahaa nin dhalinyaro ah oo xilliyo adag dalkaan wax ku soo bartay, wuxuu bartay cilmiga caafimaadka si uu...

Argagixisada Waa dilaa aan cidna dhaafayn

MUQDISHO( SNTV)- Al-shabaab waa Koox Argagixiso ah barnaamijkooduna yahay inay tarjumaad qaldan ka bixiyaan ama inxiraafiyaan Diinta Islmaamka ,waxayna xaabo ka dhigtaan qaar ka...

Beesha Caalamka oo cambaareeyey Weerarkii Argagixiso ee shalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (SNTV) War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa Antonio Gutters ayaa lagu cambaareeyey weerarkii bahalnimada lahaa...

Ugu Akhris Badan