Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqasho dhiiri-gelin ah ugu tagey Ciidamo ka tirsan Booliska oo loo diyaarinayo sugidda Amniga Caasimadda.

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqasho dhiiri-gelin ah ugu tagey Ciidamo ka tirsan Booliska, kuwaa oo loo diyaarinayo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo Ka qayb galay Kulanka Golaha Guud ee Midawga Afrika

Adis-Ababa (SNTV);- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudne Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga Afrika oo...

Xukuumadda FS oo soo dhoweeysay baaritaanka ay ku dhowaaqday Xeer ilaalinta guud Sacuudiga ee ku aadan dilkii Jamaal Khashoggi.

Muqdisho (SNTV);- Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweyay baaritaanka ay ku dhawaaqday Xeer ilaalinta guud...

Maamulka Gobolka Banaadir oo dardargeliyey Ololaha Isxilqaan ee Matxafka Qaranka

Muqdisho November 17 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha Is-xilqaanka ee Matxafka...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta la horgeeyay miisaaniyadda dowladda 2019.

Muqdisho November 17 (SNTV):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Kulanka oo uu shir guddoominaayay...

Ugu Akhris Badan