Wararka

Koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Konforta Suudaan oo lagu soo gabagabeyay Caasimadda Jubba

Jubba-(Hornafrik)-Waxaa Magaalada Jubba ee caasimadda Koofurta Suudaan lagu soo gabagabeyay Shalay koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaasi. Koobkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada iyo Isboortiga...

Dowladda Soomaaliya oo ka Jawaabtay hadalkii ka soo baxay Kenya

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya waxay caddeyneysaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed u xaqiijineysaa...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo wadatashi ku saabsan Qorshaha horumarinta Qaranka 9-aad la yeelatay Maamulka Jubbaland

Kismaayo (SNTV):- Wasaaradda Qosheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ku saabsan wareegga koowaad ee Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad la yeelatay Hay”daha Sharci dajinta iyo...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Oo La Kulmay Wasiirka Beeraha Sucuudiga

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadaer) oo ay wehliyaan wasiirrada maaliyadda iyo xannaanada xoolaha ayaa dalka Sucuudiga kula...

Tababar loo soo xiray shaqaale ka tirsan Wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

Muqdisho(SNTV) Munaasabadda xiritaanka tababarakan oo lagu baranayaya hab qoraalada codsiyadda Mashaariic oo loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Gaar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka waxaa ka qeyb galay, wasiirka...

Ugu Akhris Badan