Wararka

Shir looga hadlayay cilmi-baaris ay sameyeen aqoonyahano Soomaali iyo Turkii isuugu jiray oo lagu qabtay Turkiga

Waxaa shalay gelinkii danbe magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu soo gaba-gabeeyay shir labo maalin socday oo looga hadlayay xoojinta xiriirka dalalka Soomaaliya iyo...

Madaxweynaha Jabuuti oo xariga ka Jaray Warshad sifaysa saliida

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle , xubno katirsan Golaha wasiirada iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti ayaa ka qeyb galay Xaflad si weyn loosoo agaasimay oo...

Laamaha ammaanka Mareykanka oo baaraya meydka labo gabdhood oo Soomaali ah oo shil ku dhintay

Gabdhahan Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Amaal Maxamed iyo Anisa Maxamed  ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Dalka Mareykanka. Saraakiisha laamaha ammaanka Mareykanka...

QM oo cambaareysay tacdiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee Dalka Suudaanta Koonfureed

Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa walaac ka muujinaysa xad gudubyo la sheegay in ay ka dhacayaan Dalka Suudaanta Koonfureed,Qaramada Midoobay ay dhaleeceysay kufsiyo la...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Suudaan

Muqdisho December 2 (SNTV):-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa maanta oo Axad ah ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo...

Ugu Akhris Badan