Wararka

Saraakiisha sare ee Ciidanka Booliska oo loo furay Siminaar ku saabsan Ilaalinta Xaquuqda Aadanaha

Muqdisho (SNTV)- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta Saraakiisha sare ee Ciidanka Booliska u furay Siminaar lagu baranayo dhowrista...

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo Booqday Xarunta Farsamada Gacanta lagu barto ee magaaladda Cape town

Cape Town (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo Safar shaqo ku jooga dalka South Africa ayaa maanta booqday...

Shirkadda Spectrum oo sheegtay in shirkii London lagu xaraashin xirmooyin shidaal ah

Muqdisho (SNTV):-War ay soo saartay shirkaddii sameysay sahanka shidaalka Soomaaliya ee lo yaqaano Spectrum ayaa lagu sheegay in shirkii London ka dhacay aan marnaba...

Madaxweynaha JFS iyo Wafdigiisa oo xalay casho soo dhaweyn ah uu sameeyay dhiggiisa Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Burundi ayaa waxaa xalay casho soo dhaweyn ah oo lagu...

Guddoomiyaha Aqalka sare ee BFS oo Xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Guddiga Madaxa banaan ee Hirgalinta Dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare BFS ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta gudiga Madaxa banaan ee Hirgalinta Dastuurka ka dib Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Wasiirka...

Ugu Akhris Badan