Wararka

Wasiirka Gaadiidka & duulista hawada Somaliaya oo la kulmay madaxda Gobolka Minnesota.

USA-(SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Dalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar iyo  wafdi uu hoggaaminayo ayaa  booqday Magaalada, Saint Paul ee Gobolka Minnesota...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka hadlay wada hadalada DFS iyo Soomaaliland

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisinta Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa  soo hadal qaaday in wada hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre: Aan u Midowno Dowladnimada Soomaaliyeed

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Khayre, oo Maanta soo xiray shir waynaha soo bandhigidda iyo xaqiijinta hannaanka dhab-u-heshiinta qaran, ayaa...

AMISOM oo Ciidanka Soomaaliya ku wareejineysa Kulliyadda jaalle Siyaad

Muqdisho-(SNTV)-Howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in daba yaaqada Bishan ay ka baxaan Kulliyadda Milliteriga ee Jaalle Siyaad, halkaas oo ay ku...

Ciidamada DFS oo weerar qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeelaha Hoose

Muqdisho (SNTV):-Wararka aan ka heleyno Deegaanka Baladul-amiin ee duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda oo garab ka heleya...

Ugu Akhris Badan