Madaxweynaha Algeria oo ku dhawaqay in uu iscasilayo ka hore 28 Bisha April

Date:

Madaxweyne Algeria oo  isniinti  ballan qaaday inuu xilka iska casilayo ka hor inta uusan dhammaan muddo xileedkiisa ku eg 28 bishan April 2019.

Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiska  Madaxweynaha CabdulCasiis Butafliiqa,ayna baahisay warbaahinta dowladda Algeria.

Bayaanka ayaa sidoo kale waxa lagu ballan qaaday in hey’addaha dowladda ay shaqadooda sii wadan doonaan inta lagu guda jiro wakhtiga kala guurka oo dalka Algeria u gudbayo doorsho.

Bishi Feberuary ayay ahayd markii xisbiga talada haya ee dalka u sharraxeen CabdulCasiis Butafliiqa oo 82 jir ah in uu u tartamo xilka madaxtinnimada Algeria, balse bishi Maarso 11keedi ayaa madaxweyne Butafliiqa ku dhawaaqay in doorashadi dib loo dhigay,CabdulCasiis Butafliiqa ayaa soo xukumayay dalka Algeria tan iyo sanadkii 1999

.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...