Wararka

Al-Shabaab oo 100 Carruur ah ka Af-duubatay Gobolka Bakool

Xuddur-(SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka Degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool, Cali C/nuur Iiman ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al-shabaab ay Carruur ka badan 100 ka Af-duubteen...

Is-beddelka cimillada Soomaaliya oo laga digay

Muqdisho-(SNTV)-Qubaro xagga degaanka ah oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka digtay Khatarta ay leedahay is-beddelka Cimillada Soomaaliya, iyadoo sidii kalena baaq arrintaasi...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray xarunta Taliska Booliska ee Gobolka Mudug

Gaalkacyo-(SNTV)-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug, C/rizaaq Xaashi Cartan, Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Federaalka ee Galmudug, G/sare; Cabdi Jaamac C/lle  (Xabeeb) iyo Saraakiil kale...

Danjiraha JFS ee Dalka Suudaan oo ka tacsiyeeyay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Suudaan

Khartoum (SNTV) Jannaayo 17, 2019; Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cabdirisaaq Axmed  Shoole oo xafiiskiisa ku qaabilay ehelada iyo qaraabada muwaadin Soomaaliyeed...

Wasaaradda Qoraheynta XFS oo shir Wada-tashi ah la yeelatay Hay’adaha kala duwan ee Dawladda

Muqdisho (SNTV)-Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  Wada-tashi ah oo ku aadan Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad (QHQ9aad) la yeelatay Hay’adaha Dawladda iyo hay’adaha kaabayaasha...

Ugu Akhris Badan