Wararka

Siihayaha cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo xilka la wareegay

Kampala (SNTV):- Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo dhawaan dowladda Soomaaliya soo magacowday ayaa shalay...

Shirkii u dhexeeyay Hay’adaha Dastuurka Dalka ee Kismaayo oo War-murtiyeed laga soo saaray

kismaayo (SNTV):-Shirkii u dhexeeyay Hay’adaha Dastuurka heer Federaal iyo Heer Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo ku qabatay Muqdisho shira isdhexgalka Qurbajoogta iyo Gudajoogta

Muqdishi (SNTV): –  Waxaa shalay ku qabsoomay Muqdisho Shirka isdhexgalka Qurbajoogta iyo Gudajoogta si loo xoojiyo aragti mideysan oo laga yeesho horumarka Soomaaliya, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxda Bangiga Adduunka

Washington (SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington gudoomiye ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim. Ra’iisul Wasaaraha...

Haweenka Muqdisho oo Deeq Taakuleyn ah ku wareejiyey Ciidanka Xoogga ee furinta hore ee dagaalka ku jira

Muqdisho (SNTV)-Sahaydaan loogu talo galay Ciidanka qalabka sida ee Howlagalada ka wada Qaar kamid ah Gobolada dalka, gaar ahaan kuwa la wareegay deegaanada Sabiib...

Ugu Akhris Badan