Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kula kulmay Odayaasha Dhaqanka

Baydhabo (SNTV):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Barlamaanka Cabdi wali Sheekh Ibraahim...

Wasaaradda Qorsheynta oo wadatashi ku aadan Qorashaha horuarminta Qaranka la yeelatay Gudiga Miisaaniyada Golaha Shacabka

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta wadatashi ku aadan geedi_socodka Qorashaha horuarminta Qaranka Sagaalaad la yeelatay Gudiga Miisaniyada,Maaliyadda iyo Qorsheynta...

Wasiir Beyle oo Dalalka Sacuudiga iyo Aljeeriya uga mahadceliyay deymihii ay ka cafiyeen Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in Dalalka Carabta ka cafiyaan deymaha,si ay taasi Gogal-xaar ugu noqoto saamaxaadda...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada...

Howlgal lagu dilay ku dhawaad 20 ka tirsanaa Alshabaab oo laga fuliyay G/Jubbada dhexe

Bu’aale (SNTV):-Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan oo duqeyn ah ka fuliyay Magaalada Bu’aale ee Gobolka Jubbada...

Ugu Akhris Badan