Wararka

Ku dhawaad 100 qof oo cudurka Ebola ugu geeriyootay Cong

War ay soo saartay Hay’adda Save The Children ayaa lagu sheegay in Ku dhawaad boqol carruur ah oo ku nool bariga dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...

Shirka Tubta Amniga Iyo Cadaaladda Oo Looga Hadlay Qaab Dhismeedka Ciidanka Sugaya Amniga Doorashooyinka

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta amniga iyo cadaaladda oo lagu qabtay xarunta...

Shirka Tubta Horumarinta dhaqaalaha oo Looga Hadlay Horumarinta Ganacsiga iyo Maalgashiga Dalka

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo maanta lagu qabtay wasaaradda...

Akhriso: Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Adis-ababa (SNTV): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khudbad muhiim ah ka jeediyay shir madaxeedka Midowga Afrika oo lagu qabtay magaalada...

Wasaarada Gaadiidka XFS oo dhaqangelinaysa shuruucda badqabka gaadiidka & nabad gelyada waddooyinka

Muqdisho (SNTV):- Kulankani oo ujeedkiisu ahaa dhaqan gelinta mashruuca tijaabada badqabka gaadiidka iyo nabad gelyada waddooyinka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Gaadiidka iyo...

Ugu Akhris Badan