Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Furay Shirka Wadatashiga DFS,Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

SNTV:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor-dhow  Magaalada Garoowe ka furay shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka,Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Shirkan waxaa...

Wax ka baro Taariikh nololeedka Halgamaa Marxuum Cali Cumar Shegow

SNTV:-Marxuum Cali Cumar Sheegow wuxuu dhashay 20 july 1924, wxuuna ku dhashay deegaanka Mareeg Soomaaliya. wuxuuna ku soo barbaaray kuna soo bartay Qur’aankanka Kariimka...

Wasiir Cabdirashiid Xasan ”Dalka Abaar Dhibaatadeeda Wadato ayaa ku soo socoto”

SNTV:- Wasaaradda Gargaagarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dawladda Soomaaliya iyo Wasaaradaha Gargaagarka ee Dowlad Goboleedyada oo ku shiray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dalku galayo Abaarro...

Akhriso Isku aad wareegga 1-aad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Akhristayaasheena iyo Daawadeyaasheenna Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka wareegga 1-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkaan ka degso ama ka Akhriso ISKU...

Xukuumadda oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Khamiis, May 02, 2019 — Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel mariyeen Hindise sharciyeedka doorashooyinka...

Ugu Akhris Badan