Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo Burburiyay Saldhigyo ay lahaayeen Argagaxisada Alshabaab

Muqdisho (SNTV) Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa saaka weerar ku qaaday saldhig ay Argagaxisada Al-shabaab ku lahaayeen meel howd ah...

Taliyeyaasha Militariga Midowga Afrika oo Maalintii 2-aad Muqdisho uga socdo shirka Istaraatijiyadda ka bixitaanka Ciidamada.

MUQDISHO (SNTV)-Taliyeyaasha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AMISOM oo muqdisho uga socdo shir afar maalmood ah ayaa kaga doodaya sidii loo dejinlahaa...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo la kulmay madaxweynayaasha Soomaaliya,Ghana, Botswana

Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Adis-aba madaxweynayaasha Soomaaliya,Ghana iyo madaxweynaha dalka Botswana. Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed ayaa maanta...

Shir looga hadlay nadiifinta Minooyinka dhammaan dhulka Soomaaliya oo ka dhacay Switzerland

22-kii bishii hore ayaa shir wadatashi oo ay soo qaban qaabisay Ha’yadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miinooyinka waxaa lagu martiqaaday Wasaraada Aminga Gudaha Soomaaliya...

Dowladda Federaalka oo sheegtay iney dadaal ugu jirto sidii loo soo saari lahaa Kheyraadka dabiiciga ah ee dalka

Wasiirka Batroolka iyo macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii loo soo saari...

Ugu Akhris Badan