Wararka

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Jabuuti, Feb 20, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti...

Xukuumadda Soomaaliya oo Habraac u sameysay Heshiisyada

Muqdisho (SNTV)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xeer kasoo saartay Dhaqan galinta Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la galayaan Dalal, Shirkado ama Hay’addo...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jamhuuriyadda Jabuuti

Jabuuti (SNTV): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo uu muddo labo maalmood ku joogay dalka Burundi. Madaxweyne Farmaajo...

Akhriso: War Murtiyeedka Wadajirka ah ee dowladaha Soomaaliya iyo Burundi

Bujumbura (SNTV):-Halka Hoose ka Akhriso War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Burundi 1- Kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka...

Saraakiisha sare ee Ciidanka Booliska oo loo furay Siminaar ku saabsan Ilaalinta Xaquuqda Aadanaha

Muqdisho (SNTV)- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta Saraakiisha sare ee Ciidanka Booliska u furay Siminaar lagu baranayo dhowrista...

Ugu Akhris Badan