Wararka

Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo soo gabagabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah Eedeysane C/risaaq Xuseen Tahliil

Muqdisho (SNTV):- Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil oo racfaan ka soo qaatay...

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Oo Dib-u-dhisaysa Xaruntii Taleefannada ee dalka

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Boosta, isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Eng. Cabdi Canshuur Xasan, ayaa maanta la wareegay xarunta taleefannada dalka oo ku...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga ka jaray Warta Biyo qabadka Degmada Boondheere

Muqdisho (SNTV)— Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyo Qabadka Degmada Boondheere oo Maamulka...

Howlgal dagaal iyo gargaar wada socda (Warbixin)

Waxaa sii kordhaya kala firaxdaka Kooxda, waxaa kaloo sii kordhaya isu soo dhiibka gacanta Dowladda, isi soo dhiibka waxaa ugu dambeeyay laba Horjoogeyaal sare...

Shirka Tubta Gobolka Banaadir oo looga hadlay Bilicda iyo Amniga Caasimadda

Abril 24, 2019– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) oo guddoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir ayaa amray laamaha Dawladda...

Ugu Akhris Badan