Wararka

Madaxweynaha Maamulka k/Galbeed oo tacsi u diray ehelada ciidamo ku dhintay qarax gaadmo ah

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan (laftagareen) ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii shalay ka dhacay degmada Bardaale ee lala eegtay...

Maamulka G/Shabeellada Hoose oo bilaabay dib u dhiska Deegaanadda Sabiid iyo Caanoole

Sabiid iyo Caanoole ayaa hada waxaa ka socdah dadaalo dib loogu soo celinayo goobah aas aasiga ah sida  Isbitaalada Xaruumaha Waxbarshada ,dugsiyada Qur'anka saldhigayada ...

Maamulka degmada Kaxda oo sheegay in ay meel wanaagsan marayaan hawlaha afurinta Danyarta

Maamulka degmada kaxda ee gobalka banaadir aya faahfaahiyey howlaha lagu afurinayo dadka danyarta ee ku dhaqan degmadda xilli lagu gudo jiro bisha barakeysan ee...

Kaxda oo tiigsatay Heerka Labaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Buundada Deegaanka Ceel-Gaal oo dib u dhis lagu sameynayo

 Beledweyne (SNTV)- Maamulka Degmada Beledweyne, Ganacsatada iyo dadka Deegaanka Ceel-Gaal ayaa waxaa ay bilaabeen in dib u dhis ku sameeyaan Buundada Deegaanka Ceel-Gaal oo...

Ugu Akhris Badan