Wararka

Xamar Jajab oo caawa u gudubtay wareeggaLabaad ee tartan Cilmiyeed Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Howlwadaag oo caawa u soo gudubtay wareegga Labaad ee tartan Cilmiyeedka

Muqdisho (SNTV)-Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana...

Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo guddoomisay shir ku saabsanaa qorshaha Tamarta

Muqdisho (SNTV) Shirkan wada tashiga ah ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay kamid yihiin gebo gebeynta qorshaha Tamarta ee Qaranka,iyo daahfurka mashruuca sahliadda...

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay labo dhagar-qabe oo Bam gacmeed tuuray.

Muqdisho (SNTV):- Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku soo dhigay dhagar-qabe Bam ku tuuray Waaxda Taleex ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir sida ay sheegtay Taliye...

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Qaranka oo kulmay

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Aqalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo Xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Qaranka Dr Nuur Diiriye Fuursade ayaa ugu hambalyeeyay...

Ugu Akhris Badan