Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb gashay munaasabad lagu sagootinayay Madaxii Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV): Munaabsad lagu sagootinayay madaxii Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO u qaabilsanaa Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay...

Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Suudan oo booqday Xarunta taliska Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV) Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Sudaan S/Guud Haatim Al-nuur  C/qaadir oo martiqaad ka helay dhigiisa dalka Soomaaliya  S/guud Bashiir Maxamed Jaamac  ayaa waxaa Xarunta...

Wasiirka Gaashaan-dhigga oo tababar la xiriira Xeerka Anshaxa ee Ciidanka Xoogga u furay Saraakiil iyo Agaasimeyaal

Muqdisho (SNTV) Tababarkan aqoon kororsiga ah ayaa ku saabsan xeerka Anshaxa ee Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana loo furay saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga iyo Agaasime waaxeedyada...

Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gopbolka Minesota

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi  Salaad (Omaar) oo booqasho shaqo ku jooga wadanka Mareykanka ayaa xalay kulan...

Shaqsiyaad lala xiriirinayo Dika Xildhibaan Boqore oo ay Ciidamada amnigu qabteen (Dhageyso)

Muqdisho- (SNTV) Taliyaha Hogaanka Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Sareeye guuto C/llaahi Xasan Bariise ayaa xaqiijiyay in ciidamada ammaanka qaranka ay gacanta ku hayaan...

Ugu Akhris Badan