Wararka

Guddoomiye Tuulax oo xalay kormeeray hanaanka suggida ammaanka Degmada Wadajir

Mogadisho (SNTV):-Gudoomiye Ku-xigeenka dhanka ammaanka iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa xalay kormeer ku sameeyay hanaanka loo suggo ammaanka Degmada Wadajir. Gudoomiye Tuulax oo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan isdhaafsi dhul safaaradeed

Istanbul (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay Istanbul kula saxiixday heshiis dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Heshiiskan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ku tilmaamay Ra’iisul wasaaraha New Zealand hoggaamiye fariid ah

Istanbu (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay falcelinta Xukuumadda New Zealand...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay Horjooge kooxeed ka tirsan Amniyaatka Alshabaab

Muqdisho (SNTV):-Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Horjooge kooxeed ka tirsan Amniyaatka Argagixisada Alshabaab, waxuuna ahaa...

Shir looga hadlayo Islaam nacaybka oo Maanta ka furmaya Dalka Turkiga

Ankara-(SNTV)-Dowladda Turkiga ayaa Waddamada ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ugu baaqday kulan deg-deg ah oo ka dhici doona Maanta Magaalada Istambuul ee...

Ugu Akhris Badan