Wararka

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha waddada isgoosyada Siinaay iyo Baar-Ayaan

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisoow) ayaa dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta isgoosyada Siinaay iyo...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Agaasimaha Siyaasadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada...

R/Wasaare Khayre oo magacaabay guddigga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya. Guddigan uu magacaabay ra’iiusul...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda”Sawirro”

SNTV:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda kaas oo lagu qabtay...

Wasiirka Difaaca XFS oo Baydhabo ka furay xarun tababar ciidan+sawirro

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed (Mardambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa furey xarun cusub oo...

Ugu Akhris Badan