Wararka

Shir Madaxeedka Carabta oo ka furmay magaalada Tunis ee dalka Tunisia

Muqdisho (SNTV):- Shir madaxeedka Carabta ee caadiga ah meertadiisa soddonaad ayaa maanta ka furmay magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia,waxaana ka qeyb galaya Boqorrada,...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SNTV):- Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

Ciidamada Amniga oo hawlgal ka fuliyay deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelada hoose

Marka (SNTV)- Ciidamada amniga ayaa howlgal si wanaagsan loo diyaariyay ka fuliyay deegaanka Awdheegle oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose. Hawlgalka oo dhacay habeenimadii 30-ka...

Duqa Muqdisho oo Daah Furay Mashruuca Dhismaha Waddooyinka Xaafadaha

Muqdisho (SNTV)-Duqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daah furay mashruuca waddooyinka xaafadaha (dhagaxa inter log) oo laga...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ku matalaya Madaxweynaha Shir Madaxeedka Carbeed ee Tunisia

Tunis (SNTV): – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, isagoo ka wakiil ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed...

Ugu Akhris Badan