Wararka

AUN Xasan Maxamed Sabriye 

Waxa uu ahaa sharci yaqaan khibrad dheer u leh arrimaha sharciga oo la soo shaqeeyay inta badan guddoomiyeyaashii gobolka Banaadir soo maray.  Waxa uu...

AUN Sabaax Cabdullaahi Asad

Waxa ay ka mid ahayd dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka soo noqday qurbaha. Bishii April ee sanadkan ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. inkastoo...

AUN Sahra Shiikh  Amiin Markeezi

Muqdisho (SNTV) Allaha Unaxariisto Sahra Shiikh  Amiin Markeezi, waxa ay ahayd Saxafi Sawir-Qaade ah oo ka tirsan Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (sntv) oo ay ka...

AUN Mahad  Cilmi Cali Guddoomiyihii degmada Waabari

Waxa uu ka mid ahaa dhallinyarada firfircoon.  Horay waxa uu u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug. Waxa uu ka mid ahaa dadkii ka...

Kumuu ahaa Shahiid Cabbdifitaax Cumar Xalane

Allaha u naxariistee Cabbdifitaax Cumar Xalane, waxa uu ahaa saxafi waxa uuna agaasime ka soo noqday dhowr idaacadood oo ay ku jiraan Radio GoalFM,...

Ugu Akhris Badan