Wararka

Guddiga Qaban-qaabada Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo Baaq u diray dhammaan beelaha Galmudug

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmahaan socdaal ku marayay deegaannada Galmudug, ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka...

Xaaladda Caafimaad ee Duqa Muqdisho.

Dooxa (SNTV) Waxaa soo hagaagaysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) oo lagu daaweynayo Dalka...

Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha oo lasoo bandhigay.

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ( Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha) Link-ga hoose ku...

Guddiga dib u heshisiinta Galmudug oo gaaray Gaalkacyo

Muqdisho (SNTV) Guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug, guddiga ayaa halkaasi u tagay in ay la...

Wasiir ku xigeenka Batroolka oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus ku boorriyay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Columbus, Ohio Dalka maraykanka ayaa si diirran usoo dhoweysay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Batroolka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane;...

Ugu Akhris Badan