Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Oo Kormeeray Wasaaradda Dekadaha Iyo Dekadda Muqdisho

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta kormeeray wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda iyo dekadda magaalada Muqdisho. Ra’iisul...

Shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka oo ka qeyb galay Ololaha Isxilqaan

Muqdisho (SNTV):-Shaqaalaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta markii shanaad ka qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud. Hawl-wadeenada Madaxtooyada ayaa saaka xaadiray...

SANNAD GUURADDII 76AAD EE HALGANKA XISBIGII S.Y.L

Muqdisho (SNTV):-Soomaaliyey toos maanta waa maali weyn oo qadarin mudan waan sanad guuradii 76aad ee asaaskii xisbigii xornimada doonka ahaa ee SYL sidaasi darted...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgalo ka sameeyay Wadada isku xirta Marko, Nambar 50 iyo Laanta Buure

Muqdisho (SNTV)- Ciidanka Guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga Dalka ayaa Howlgalo qorsheysan ka fuliyay Wadada isku xirta Magaalada Marko, Nambar 50, Laanta Buure iyo Muure...

​Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo daahfuray mashruuca horumarinta shaqaalaha Soomaaliyeed

NSTV:-Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xersi Warfaa ayaa magaalada Nairobi kula kulmay deeq-bixiyeyaasha,isagoo halkaas ku daahfuray mashruuca horumarinta...

Ugu Akhris Badan